Dela nyhet
Match A-Laget
6 aug 2016 0 kommentarer

Asc.
Dulqad Ik A-Laget oo maanta heshey guulshii ugu horeysey inta ay ciyara socdeen kadib dadaalo farabadan.
Waxaan u mahad celinayaa Allah SW kadib ciyaartoyda iyo macalinkooda.
Waxaana leeyahay halkaas kasii wada guusha
Mahadsanadiin.
Mohamed Waanjeelow
Kommentarer